ku soo dhawaada websiteka golaha midaynta dhallinyarada soomaaliyeed ee U.S.Y.C
wax qabadka U.S.Y.C
1-muxaadaro diini ah hoolka hotel damey maalinta khamiista
21 ramadaan oo ku aadaneed 14-10-2004 golaha mideynta dhalin yarada soo maaliyeed wuxuu qabtey muxaadaro diini ah taasoo looga hadlayey kaalinta dhalinyarada kaga aadan barashada iyo ku camal falida diinteena macaan ee islamka muxaadaradaasoo ay soo jeedinayeen culumaa udiin soomaaliyeed oo ka mid ahaa sh/nuuradiin rooble xuurshow masuuliyiin ka socotey hay,adaha iyo ururada dhalinyarada iyo dhamaan ururada bulshada rayidka waxay ka dhacdey hoolka hotel daamey
ururadii ama hay,adihii ka soo qayb galeyu waxaa ka mid ah
hay,ada xuquuqda dhalinyarada u dooda ee syrwa
hay,ada cuilmi baarista soomaaliyeed ee socda
uuruka dhalinyarada aayatiin
iyo ururo aan halkaan lagu soo koobni karin
muxadaradaas oo ay ka soo qayba galeen dad gaaraya 150 qof
dakii ka hadley waxaa mid ahaa
gudoomiyaha dhaqaaqa bulshada rayidka c/qaadir ibraahin gacal abkow
malyuun sh xaydar oo ka socotey hay,ada syrwa
maxamed cabdi biikolo oo ka socdey ururka daryeelka caafimaadka
sh/nuur cooseey oo ka socdey urur ka mid ah ururada dhalinyarada
iyo masuuliyiin kale oo aad u fara badan iayagoo halkaas mahadnaq balaaran ugu soo jeediyey golaha mideynta dhalinyarada soomaaliyeed sida ay isugu howleen muxaadaraas qiimaha badan
waxaa sidoo kale muxadaraas masuuliyiintii ka hadley ka mid ahaa xiriiriyaha golaha mideynta dhalinrada soomaaliyeed maxamed ibraahin maxamed
xoghayaha wax barashada usyc seynab c/laahi sh/nuur oo halkaas uga mahadcelisey dhamaan ka soo qayb galayaasha ilaahna uga baridey in uu ajir iyo xasanaad ka siiyo sida ay u soo ajiibeen codsiga usyc
ugu waxaa halkaas ka hadley gudoomiyaha golaha mideynta dhalin uyarada soo maaliyeed usyc mudane sadaam xuseen xaaji cabdi oo ku dheeraadey inuu ka hadlo waajibka saaran dhalinyarada soomaaliyeed ayna fahmaan dhibaatada aduunyo iyo mida aaqiro isagoo ugu danbeen sheegey in usyc ay qaban doonto muxaadarooyin badan ayna ku qaban doonto meelo badan isagoo sheegey in ay ku qaban doonaan sida isgoysyada isagoo carababey isgoyska h/wadaag iyo siisii isagoo sheegey inay la kaashan doonaan midowga maxaakiimka islaamka
w/d/ xogahayaha warfaafinta usyc leyla cismaan maxamuud
ah waxaana fulinaya gudoomiyaha golaha sadaam xuseen xaaji
2-wacyigelin dadweynaha soomaaliyeed o ku saabsan cudurka dilaaga ee H.I.V./ AIDSka
waxaana fulinaya xiriiriyaha golaha maxamed ibraahin maxamed
bogaan waxaad kala socon kartaa wax qabadka dhaqaaqa howlaha golaha mideynta dhalinyarada soomaalliyeed u.s.y.c
waxaa waqtiya soodii ku dhumiyay{ 1}sadaam xuseen xaaji{ 2}iyo xuseen cusmaan{3}axmed xasan cabdi {nuuraani}{4}maxamed ibraahin maxamed{gacmey}{5)xaliimo c/qaadir cali dhalin yaradaasi waa kuwa uhuray waqtigooda qaaliga ah ilaa iyo hadana waxay ay wadaan dadaalka ay uugu jiraan horumarinta golahan sidaa dar teed waxa la ogaysiinayaa dhamaan dhalin yarada golahan siiba gudiga fulinta iyo golaha dhexe in ay usarakacaan sidii ay hormar lataaban karo ugaadhsiin lahaayeen umada iyo sidaas nabad galiyo
|
 |
|
websitekaan loogu talagalay in lagu muujiyo waxqabadka iyo howlaha usyc waxaa
sameyntiisa iyo habayntiisa
iska kaashadey
gudoomiyaha usyc ee xiligan
sadaam xuseen xaaji
iyo
xiriiriyaha usyc
maxamed ibraahin maxamed
waxayna idin leeyihiin ka bogasho wacan
fadlan wixii talo iyo tusaale noogu soo hagaajiya
email adress:-
usyc2002@yahoo.com
xafiiska ama xarunta U.S.Y.C xarunta dhexe ee golaha U.S.Y.C waxay ku taalaa magaalada muqdisho degmada wardhiigleey xaafada xarer yaale kasoo horjeedka darta mire cali buubaal
goluhu wuxuu xafiisyo ku leeyahay dalalka dibada sida
indiya haydarabaad
waxaa wakiil ka ah
xuseen cismaan cali
suudaan khartuum
maxamed axmed shiikh
yaman sanca
nuux xirsi
tanzaaniya darusalaam
c/qaadir xuseen aadan
south afrika kibtown
c/qaadir qadar maxamed
iyo xarumo kaloo badan
mahadsanidiin
by sadaam xuseen xaaji kimiko
usyc2002@yahoo.com
|
 |
waa xaflada ku dhawaaqida golaha mideynta dhalin yarada soomaaliyeed u.s.y.c.
U.S.Y.C
golaha mideynta dhalin yarada soomaaliyeed usyc
waa gole balaaran oo ka kooban ururo ilaa sideed
ah kuwaasoo kakala dhisan gobolada dalka siiba
gobolkaan banaadir waana gole u taagan mideynta
dhalinyarada iyo afkaarahooda
golan waxaa aasaasey dhalin yaro isugu jirta aqoon yahano
xirfadleyaal kuwaasoo garaadkoodu siin waayey in lagu
sii dhex jiro dagaalada sokeeye iyo in dhalin yaradu ay
sii ahaadaan kuwo loo adeegsado hurinta colaadaha iyo
iyagoo ah xaabada lagu shido dabka ka holcaya dalkeena
dhalinyaradaasooo ku guuleystey sameynta ama aasaasida
golahaan
fikirkii iyo aasaaskii golahaan ayaa waxaa lahaa dhalimyaro
kukala nool gudaha iyo dibada dalka
w/d/ tifaftiraha websitekaan maxamed ibraahin maxamed
qaabdhismeedka golaha mideynta
dhalin yarada soomaaliyeed
u..s.y.c
goalaha mideynta dhalinyarada soomaaliyeed
u.s.y.c.
waa gole u taagan horumarinta dhalin yarada
soomaaliyeed dhankasta sida maskaxda iyo
wacyigelinta wax barashada
wuxuu waqti walba u taagan yahay sidii
dhalin yarada loo fahansiin lahaa
nabada iyo qiimaha ey leedahay
golaha mideynta dhalinyarada soomaaliyeed
u.s.y.c.
wuxuu u dhisan yahay sidan
-21 gudi fulin
-15 gudiga joogtada
-7 gudiga xalinta qilaafaadka
iyo xubnaha golaha dhexe oo gaaraya 300 oo xubnood
gudiga fulinta
1-gudoomiye:- sadaam xuseen xaaji
2-gudoomiye ku xigeenka 1aad:-
maxamed bashiir macalin
3-gudoomiye ku xigeenka 2aad:-
madiino muuse cali
4-xoghaye guud:-
ifraax c/laahi sabriye
5-xiriiriye:-
maxamed ibraahin maxamed
6-xoghayaha cadaalada:-
axmed nuur xasan cabdi
7-xoghayaha maaliyada:-
faadumo ibraahin maxamed
8-xoghayaha wax barashada:-
seynab c/laahi nuur
9-xoghayaha ar/ haweenka:-
xaliimo c/qaadir cali
10-xogahayaha war faafinta:-
leyla cismaan maxamuud
11-xoghayaha arimaha bulshada:-
c/risaaq ibraahin xaaji
12-xoghayaha ilaalinta deegaanka:-
khaalid c/qaadir axmed
13-xoghayaha isboortiga: