goalaha mideynta dhalinyarada soomaaliyeed
u.s.y.c.
waa gole u taagan horumarinta dhalin yarada soomaaliyeed dhankasta sida maskaxda iyo wacyigelinta wax barashada
wuxuu waqti walba u taagan yahay sidii dhalin yarada loo fahansiin lahaa nabada iyo qiimaha ey leedahay
golaha mideynta dhalinyarada soomaaliyeed u.s.y.c.
wuxuu u dhisan yahay sidan
-21 gudi fulin
-15 gudiga joogtada
-7 gudiga xalinta qilaafaadka
iyo xubnaha golaha dhexe oo gaaraya 300 oo xubnood
gudiga fulinta
1-gudoomiye:- sadaam xuseen xaaji
2-gudoomiye ku xigeenka 1aad:-maxamed bashiir macalin
3-gudoomiye ku xigeenka 2aad:-madiino muuse cali
4-xoghaye guud:-ifraax c/laahi sabriye
5-xiriiriye:-maxamed ibraahin maxamed
6-xoghayaha cadaalada:-axmed nuur xasan cabdi
7-xoghayaha maaliyada:-faadumo ibraahin maxamed
8-xoghayaha wax barashada:-seynab c/laahi nuur
9-xoghayaha ar/ haweenka:-xaliimo c/qaadir cali
10-xogahayaha war faafinta:-leyla cismaan maxamuud
11-xoghayaha arimaha bulshada:-c/risaaq ibraahin xaaji
12-xoghayaha ilaalinta deegaanka:-khaalid c/qaadir axmed
13-xoghayaha isboortiga: